نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5623 | 77 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم والمرسلات عرفا |
| | | Waxaan ku dhaartay Dabaysha wanaaga lala Diro. |
|
5624 | 77 | 2 | فالعاصفات عصفا |
| | | iyo Dabaysha sida daran u dhabata. |
|
5625 | 77 | 3 | والناشرات نشرا |
| | | Iyo Dabaysha roobka kicisa. |
|
5626 | 77 | 4 | فالفارقات فرقا |
| | | Iyo malaa'igta Xaqa iyo Baadilka kala Bixisa. |
|
5627 | 77 | 5 | فالملقيات ذكرا |
| | | iyo malaa'igta waxyiga soo Dajisa. |
|
5628 | 77 | 6 | عذرا أو نذرا |
| | | Si Dadka loo waaniyo looguna digo. |
|
5629 | 77 | 7 | إنما توعدون لواقع |
| | | Ee waxa dadow Eebe ku Yaboohay wuu dhici. |
|
5630 | 77 | 8 | فإذا النجوم طمست |
| | | Markase xiddiguhu Nuurku ka tago. |
|
5631 | 77 | 9 | وإذا السماء فرجت |
| | | Oo samadu Dildillaacdo. |
|
5632 | 77 | 10 | وإذا الجبال نسفت |
| | | Oo Buuraha la Rujiyo. |
|