نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
6209 | 109 | 2 | لا أعبد ما تعبدون |
| | | Ma caabudayo waxaad caabudaysaan. |
|
6210 | 109 | 3 | ولا أنتم عابدون ما أعبد |
| | | Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. |
|
6211 | 109 | 4 | ولا أنا عابد ما عبدتم |
| | | Mana caabudin waxaad caabuddeen, |
|
6212 | 109 | 5 | ولا أنتم عابدون ما أعبد |
| | | Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. |
|
6213 | 109 | 6 | لكم دينكم ولي دين |
| | | Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay. |
|
6214 | 110 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم إذا جاء نصر الله والفتح |
| | | Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka). |
|
6215 | 110 | 2 | ورأيت الناس يدخلون في دين الله أفواجا |
| | | Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo. |
|
6216 | 110 | 3 | فسبح بحمد ربك واستغفره إنه كان توابا |
| | | U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee. |
|
6217 | 111 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم تبت يدا أبي لهب وتب |
| | | Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna. |
|
6218 | 111 | 2 | ما أغنى عنه ماله وما كسب |
| | | Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. |
|