نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4688 | 51 | 13 | يوم هم على النار يفتنون |
| | | Waana maalinta naarta lagu gubi. |
|
4689 | 51 | 14 | ذوقوا فتنتكم هذا الذي كنتم به تستعجلون |
| | | Laguna dhihi dhadhamiya caddibaddii aad dadajisanayseen. |
|
4690 | 51 | 15 | إن المتقين في جنات وعيون |
| | | Kuwa dhawrsaday waxay ku sugnaan Jannooyin iyo Ilo. |
|
4691 | 51 | 16 | آخذين ما آتاهم ربهم إنهم كانوا قبل ذلك محسنين |
| | | Iyagoo qaadan waxa Eebe siiyay, maxaayeelay waxay ahaayeen horay kuwo wanaag fala. |
|
4692 | 51 | 17 | كانوا قليلا من الليل ما يهجعون |
| | | Waxayna ahaayeen kuwo wax yar Habeenkii seexda. |
|
4693 | 51 | 18 | وبالأسحار هم يستغفرون |
| | | Waagana way dambi dhaaf waydiisanayeen. |
|
4694 | 51 | 19 | وفي أموالهم حق للسائل والمحروم |
| | | Xoolohoodana xaq bay ku leeyihiin kuwa waydiista iyo kadhibaataysan. |
|
4695 | 51 | 20 | وفي الأرض آيات للموقنين |
| | | Dhulkana waxaa ugu sugan calaamooyin kuwa wax yaqiinin. |
|
4696 | 51 | 21 | وفي أنفسكم أفلا تبصرون |
| | | Naftiinna miyaydaan arkaynin (waana qaadasho). |
|
4697 | 51 | 22 | وفي السماء رزقكم وما توعدون |
| | | Samada yuuna jiraa risqigiinnu iyo waxa laydiin yaboohi. |
|