نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5854 | 83 | 6 | يوم يقوم الناس لرب العالمين |
| | | Maalinta Dadku u istaagi Eebaha Caalamka. |
|
5855 | 83 | 7 | كلا إن كتاب الفجار لفي سجين |
| | | Saas ma aha ee Camalka kuwa xun wuxuu ku Qoranyahay Sijiin. |
|
5856 | 83 | 8 | وما أدراك ما سجين |
| | | Ma taqaannaa Sijiin. |
|
5857 | 83 | 9 | كتاب مرقوم |
| | | Waa Kitaab calaamaysan. |
|
5858 | 83 | 10 | ويل يومئذ للمكذبين |
| | | Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa beeniya (xaqa). |
|
5859 | 83 | 11 | الذين يكذبون بيوم الدين |
| | | Ee ah kuwa beeniya Maalinta abaal marinta. |
|
5860 | 83 | 12 | وما يكذب به إلا كل معتد أثيم |
| | | Waxaana beeniya xaqa mid xad gudba oo dambiila ah. |
|
5861 | 83 | 13 | إذا تتلى عليه آياتنا قال أساطير الأولين |
| | | Marka Quraanka lagu akhriyana yidhaahda waa warkii Dadkii hore. |
|
5862 | 83 | 14 | كلا بل ران على قلوبهم ما كانوا يكسبون |
| | | Saas ma aha ee waxaa fuulay Qalbigooda (mirdhiyay) waxay kasbanjireen oo Dambi ah. |
|
5863 | 83 | 15 | كلا إنهم عن ربهم يومئذ لمحجوبون |
| | | Waxaa sugan in Eebohood Maalintaas (Qiyaame) laga xijaabi. |
|