نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5399 | 70 | 24 | والذين في أموالهم حق معلوم |
| | | Kuwa Xoolahoodana xaq la ogyahay ka bixiya. |
|
5400 | 70 | 25 | للسائل والمحروم |
| | | Siiyana kuwa baryootama iyo kuwaan wax haysan. |
|
5401 | 70 | 26 | والذين يصدقون بيوم الدين |
| | | Kuwa rumeeya Maalinta Qiyaame (ee Abaal marinta). |
|
5402 | 70 | 27 | والذين هم من عذاب ربهم مشفقون |
| | | Kuwa ka Cabsaday, Caddibaadda Eebahood. |
|
5403 | 70 | 28 | إن عذاب ربهم غير مأمون |
| | | Maxaa yeelay Caddibaadda Eebe wax ka Aamin ah ma jiro. |
|
5404 | 70 | 29 | والذين هم لفروجهم حافظون |
| | | Kuwa ka ilaaliya Xubinta (dhalmaha) sino. |
|
5405 | 70 | 30 | إلا على أزواجهم أو ما ملكت أيمانهم فإنهم غير ملومين |
| | | 30 Waxa ka soo haray Xaaskooda ama ay hanteen, taasna laguma dagaalo. |
|
5406 | 70 | 31 | فمن ابتغى وراء ذلك فأولئك هم العادون |
| | | Ruuxiise doona wax gudubsan kuwaa waa mid xad gudbay. |
|
5407 | 70 | 32 | والذين هم لأماناتهم وعهدهم راعون |
| | | Kuwa waxa lagu aaminay iyo Ballankaba ilaaliya. |
|
5408 | 70 | 33 | والذين هم بشهاداتهم قائمون |
| | | Kuwa maraggooda si fiican u furay. |
|