نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4890 | 54 | 44 | أم يقولون نحن جميع منتصر |
| | | Mase waxay dhihi koox guulaysan yaanahay. |
|
4891 | 54 | 45 | سيهزم الجمع ويولون الدبر |
| | | Waa la jabin kooxda, Dabadayna jeedin. |
|
4892 | 54 | 46 | بل الساعة موعدهم والساعة أدهى وأمر |
| | | Saacadda (Qiyaame) yaa ballan u ah, Saacadduna iyadaa daran oo khadhaadh. |
|
4893 | 54 | 47 | إن المجرمين في ضلال وسعر |
| | | Kuwa dambiilayaasha ah baadi iyo fogaansho yay ku suganyihiin. |
|
4894 | 54 | 48 | يوم يسحبون في النار على وجوههم ذوقوا مس سقر |
| | | (Waxaana lagu dhihi) Maalinta Naarta WajiWaji loogu ridi dhadhamiya taabashada Saqara. |
|
4895 | 54 | 49 | إنا كل شيء خلقناه بقدر |
| | | Wax kasta waxaan ku abuurray qadar. |
|
4896 | 54 | 50 | وما أمرنا إلا واحدة كلمح بالبصر |
| | | Amarkannaguna ma aha mid mooyeen sida Ilbidhiqsi. |
|
4897 | 54 | 51 | ولقد أهلكنا أشياعكم فهل من مدكر |
| | | Dhab ahaan baan u halaagnay kuwa idin la mid ah, ee wax waantoobi ma jiraa. |
|
4898 | 54 | 52 | وكل شيء فعلوه في الزبر |
| | | Wax kastoo dadku falo wuxuu ku suganyahay Kutubta. |
|
4899 | 54 | 53 | وكل صغير وكبير مستطر |
| | | Wax kastoo yar ama waynna waa qoranyahay. |
|