نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4674 | 50 | 44 | يوم تشقق الأرض عنهم سراعا ذلك حشر علينا يسير |
| | | Maalinta Dhulka ka dillaaci iyagoo dagdagi, taasina waa soo kulmin noo fudud. |
|
4675 | 50 | 45 | نحن أعلم بما يقولون وما أنت عليهم بجبار فذكر بالقرآن من يخاف وعيد |
| | | Annagaa og waxay dhihi, aduguna matihid mid xoogi korkooda, ee ku waani Quraanka Ruuxii Eebe waciidkiisa (goodigiisa) ka yaabi. |
|
4676 | 51 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم والذاريات ذروا |
| | | Eebe wuxuu ku dhaartay dabaysha (Carrada kicisa). |
|
4677 | 51 | 2 | فالحاملات وقرا |
| | | Iyo daruurta xambaarta culayska (Roobka). |
|
4678 | 51 | 3 | فالجاريات يسرا |
| | | iyo doonnida sida fudud u socota. |
|
4679 | 51 | 4 | فالمقسمات أمرا |
| | | Iyo Malaa'igta amarka qaybisa. |
|
4680 | 51 | 5 | إنما توعدون لصادق |
| | | Ee dadow waxa laydiinku goodin waa run. |
|
4681 | 51 | 6 | وإن الدين لواقع |
| | | Abaalmarintuna waa sugantahay. |
|
4682 | 51 | 7 | والسماء ذات الحبك |
| | | Samada yuu Eebe ku dhaartay ee quruxda iyo waddooyinka leh. |
|
4683 | 51 | 8 | إنكم لفي قول مختلف |
| | | Ee dadow waxaad ku sugantihiin hadal is khilaafsan. |
|