نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3051 | 26 | 119 | فأنجيناه ومن معه في الفلك المشحون |
| | | Waxaannu ku Korinay Isaga iyo intii la Jirtay Doontii Buuxday. |
|
3052 | 26 | 120 | ثم أغرقنا بعد الباقين |
| | | Ka Dibna waxaan Maanshaynay kuwii Hadhay (Gaaladii). |
|
3053 | 26 | 121 | إن في ذلك لآية وما كان أكثرهم مؤمنين |
| | | Taasna waxaa ku Sugan Calaamad mana aha Badankoodu kuwo Rumayn. |
|
3054 | 26 | 122 | وإن ربك لهو العزيز الرحيم |
| | | Eebahaana waa Adkaade Naxariista. |
|
3055 | 26 | 123 | كذبت عاد المرسلين |
| | | Waxay Beeniyeen Caad Rasuulladii. |
|
3056 | 26 | 124 | إذ قال لهم أخوهم هود ألا تتقون |
| | | Markuu ku Yidhi Walaalkood Huud Miyeydaan Dhawrsanayn. |
|
3057 | 26 | 125 | إني لكم رسول أمين |
| | | Anigu waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah. |
|
3058 | 26 | 126 | فاتقوا الله وأطيعون |
| | | Ee ka Dhawrsada Eebe Ina Adeeca. |
|
3059 | 26 | 127 | وما أسألكم عليه من أجر إن أجري إلا على رب العالمين |
| | | Idinkamana Warsanaayo Xaqa ujuuro, Ajrigaygana Eebaha Caalamkaan ka Sugi. |
|
3060 | 26 | 128 | أتبنون بكل ريع آية تعبثون |
| | | Miyaad ka Dhisaysaan Meel Sare oo Dhan Calaamad (Daar) Idinkoo Ciyaari. |
|