نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2947 | 26 | 15 | قال كلا فاذهبا بآياتنا إنا معكم مستمعون |
| | | Wuxuu Yidhi Ilaahay saas ma aha ee La aada Aayaadkanaga, Anagaa Idinla Jirra Maqlina. |
|
2948 | 26 | 16 | فأتيا فرعون فقولا إنا رسول رب العالمين |
| | | ee u Taga Firecoon una Dhaha Annagu waxaan Nahay Rasuulka Eebaha Caalamka. |
|
2949 | 26 | 17 | أن أرسل معنا بني إسرائيل |
| | | Ee Dir «u Ogolow» Banii Israa'iil la jirkannaga. |
|
2950 | 26 | 18 | قال ألم نربك فينا وليدا ولبثت فينا من عمرك سنين |
| | | Wuxuu Yidhi (Firecoon) Miyaanaan kugu Barbaarinin Dhexdanada Adoo Yar oodan ku Nagaanin Dhexdanada Cimrigaaga Sanooyin. |
|
2951 | 26 | 19 | وفعلت فعلتك التي فعلت وأنت من الكافرين |
| | | Ood Fashay Arrintaad Fashay Adoo Diidan (Sama Falkii). |
|
2952 | 26 | 20 | قال فعلتها إذا وأنا من الضالين |
| | | Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse waan Falay Anoon Wax kasayn. |
|
2953 | 26 | 21 | ففررت منكم لما خفتكم فوهب لي ربي حكما وجعلني من المرسلين |
| | | Waana Idinka Cararay Markaan Idinka Cabsaday Markaasuu Eebe I siiyey Nabinimo, Igana Yeelay kuwa La Diray (Rasuul). |
|
2954 | 26 | 22 | وتلك نعمة تمنها علي أن عبدت بني إسرائيل |
| | | Taasise ma Nicma aad igu Mannaysanbaa Haddaad Addoonsatay Banii Israa'iil. |
|
2955 | 26 | 23 | قال فرعون وما رب العالمين |
| | | Fircoon wuxuun Yidhi waa maxay Eebaha Caalamka. |
|
2956 | 26 | 24 | قال رب السماوات والأرض وما بينهما إن كنتم موقنين |
| | | Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse waa Eebaha Samooyinka iyo Waxa u Dhaxeeya haddaad wax Yaqiinsanaysaan (Rumaynaysaan). |
|