نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2760 | 23 | 87 | سيقولون لله قل أفلا تتقون |
| | | Waxay Odhan Eebe, Dheh Miyeydaan Dhawrsanayn. |
|
2761 | 23 | 88 | قل من بيده ملكوت كل شيء وهو يجير ولا يجار عليه إن كنتم تعلمون |
| | | Dheh Yey yaddiisa ku Jirtaa Xukunka wax kasta, oo wax Magan Galiya, isna aan wax laga Magan galinayn, Haddaad wax Ogtihiin. |
|
2762 | 23 | 89 | سيقولون لله قل فأنى تسحرون |
| | | Waxay Odhan Eebe, Dheh Xaggee Laydiin Sixri. |
|
2763 | 23 | 90 | بل أتيناهم بالحق وإنهم لكاذبون |
| | | Waxaanse Siinay Xaq waana Beenaalayaal. |
|
2764 | 23 | 91 | ما اتخذ الله من ولد وما كان معه من إله إذا لذهب كل إله بما خلق ولعلا بعضهم على بعض سبحان الله عما يصفون |
| | | Ma yeelan Eebe Ilmo, mana aha Miciisa Ilaah (kale) Illeen markaas wuu la Tagi lahaa Ilaah walba wuxuu Abuuray, wuxuuna ka Kormari lahaa (Adkaan lahaa) Qaarkood Qaar, waxaa ka Nasahan Eebe waxay ku Tilmaami. |
|
2765 | 23 | 92 | عالم الغيب والشهادة فتعالى عما يشركون |
| | | Waa Ogaha waxa Maqan iyo waxa Jooga, wuuna ka Sarreeyaa waxa la Wadaajin. |
|
2766 | 23 | 93 | قل رب إما تريني ما يوعدون |
| | | Waxaad Dhahdaa Eebow Hadaad i Tusiso waxa Looyaboohay. |
|
2767 | 23 | 94 | رب فلا تجعلني في القوم الظالمين |
| | | Eebow hayga Yeelin Qoomka Daalimiinta ah. |
|
2768 | 23 | 95 | وإنا على أن نريك ما نعدهم لقادرون |
| | | Annaguna inaan ku Tusinno waxaan u Yaboohnay waan Karraa. |
|
2769 | 23 | 96 | ادفع بالتي هي أحسن السيئة نحن أعلم بما يصفون |
| | | ee Raaci (Dhaafso) Tan Wanaagsan Midda Xun Anagaa og Waxay Tilmaamiye (Sheegi). |
|