نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2754 | 23 | 81 | بل قالوا مثل ما قال الأولون |
| | | Waxayse Dheheen wax la mid ah waxay Dhaheen kuwii hore (Gaaladii). |
|
2755 | 23 | 82 | قالوا أإذا متنا وكنا ترابا وعظاما أإنا لمبعوثون |
| | | Waxay Dheheen Ma Markaan Dhimanno oon Noqonno Carro iyo Lafo Miyaa Anaga nala soo Bixin. |
|
2756 | 23 | 83 | لقد وعدنا نحن وآباؤنا هذا من قبل إن هذا إلا أساطير الأولين |
| | | Waa Naloo Yaboohay Aabayaalkanno kan (Soo Bixinta) horay mana aha kani waxaaan warkii hore ahayn. |
|
2757 | 23 | 84 | قل لمن الأرض ومن فيها إن كنتم تعلمون |
| | | Waxaad Dhahdaa yaa leh Dhulka iyo waxa ku sugan haddaad wax Ogtihiin. |
|
2758 | 23 | 85 | سيقولون لله قل أفلا تذكرون |
| | | Waxay Odhan Eebe, waxaad Dhahdaa Miyeydaan wax Xusuusanayn. |
|
2759 | 23 | 86 | قل من رب السماوات السبع ورب العرش العظيم |
| | | Dheh waayo Eebaha Samooyinka Todobada ah iyo Eebaha Carshiga Wayn. |
|
2760 | 23 | 87 | سيقولون لله قل أفلا تتقون |
| | | Waxay Odhan Eebe, Dheh Miyeydaan Dhawrsanayn. |
|
2761 | 23 | 88 | قل من بيده ملكوت كل شيء وهو يجير ولا يجار عليه إن كنتم تعلمون |
| | | Dheh Yey yaddiisa ku Jirtaa Xukunka wax kasta, oo wax Magan Galiya, isna aan wax laga Magan galinayn, Haddaad wax Ogtihiin. |
|
2762 | 23 | 89 | سيقولون لله قل فأنى تسحرون |
| | | Waxay Odhan Eebe, Dheh Xaggee Laydiin Sixri. |
|
2763 | 23 | 90 | بل أتيناهم بالحق وإنهم لكاذبون |
| | | Waxaanse Siinay Xaq waana Beenaalayaal. |
|