نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
1893 | 15 | 91 | الذين جعلوا القرآن عضين |
| | | ee kayeelay Quraanka Qaybo. |
|
1894 | 15 | 92 | فوربك لنسألنهم أجمعين |
| | | Eebahaa baan ku dhaartaye waan warsanaynaa dhammaantood. |
|
1895 | 15 | 93 | عما كانوا يعملون |
| | | waxay falayeen. |
|
1896 | 15 | 94 | فاصدع بما تؤمر وأعرض عن المشركين |
| | | ee Muuji waxa lagu fari iskagana jeedso Mushrikiinta. |
|
1897 | 15 | 95 | إنا كفيناك المستهزئين |
| | | anagaa kaa kaafiyeyna kuwa jeesjeesa. |
|
1898 | 15 | 96 | الذين يجعلون مع الله إلها آخر فسوف يعلمون |
| | | ee yeela Eebe Miciisa Ilaah kale wayna ogaan doonaan (waxa ku dhaca). |
|
1899 | 15 | 97 | ولقد نعلم أنك يضيق صدرك بما يقولون |
| | | waxaana ognahay Laabtaadu inay ka cidhiidhyami waxay sheegi (oo xun). |
|
1900 | 15 | 98 | فسبح بحمد ربك وكن من الساجدين |
| | | ee ku Tasbiixso mahadda Eebahaa ahawna kuwa Sujuuda. |
|
1901 | 15 | 99 | واعبد ربك حتى يأتيك اليقين |
| | | Caabudna Eebahaa intay Yaqiintu kaaga timaaddo (Geeridu). |
|
1902 | 16 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم أتى أمر الله فلا تستعجلوه سبحانه وتعالى عما يشركون |
| | | waxaa yimid amarkii Eebe Qiyaamihii (iyo ciqaab) ee ha dedejisanina, waxaa ka nasahan oo sarreeya Eebe waxay la wadaajin. |
|