نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4941 | 55 | 40 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4942 | 55 | 41 | يعرف المجرمون بسيماهم فيؤخذ بالنواصي والأقدام |
| | | Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, waxaana la qaban Foodda iyo gommadaha (Naartaana lagu tuuri). |
|
4943 | 55 | 42 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan, |
|
4944 | 55 | 43 | هذه جهنم التي يكذب بها المجرمون |
| | | Tani waa Jahannamadii ay beeniyeen Dambiilayaashu (yaa lagu dhihi). |
|
4945 | 55 | 44 | يطوفون بينها وبين حميم آن |
| | | Waxay ku meereysan Jahannamo iyo biyo kulayl daran dhexdooda. |
|
4946 | 55 | 45 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4947 | 55 | 46 | ولمن خاف مقام ربه جنتان |
| | | Ruuxii ka yaaba Eebe hor istaaggiisa wuxuu mudan Laba Janno. |
|
4948 | 55 | 47 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4949 | 55 | 48 | ذواتا أفنان |
| | | Jannooyinkaas oo midabyo leh (iyo Laamo). |
|
4950 | 55 | 49 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|