نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2330 | 19 | 80 | ونرثه ما يقول ويأتينا فردا |
| | | waana dhaxlaynaa wuxuu sheegi wuxuuna noo imaan kali. |
|
2331 | 19 | 81 | واتخذوا من دون الله آلهة ليكونوا لهم عزا |
| | | waxay yeesheen Eebe ka sokow ilaahyo inay ugu noqdaan cizi (tabar). |
|
2332 | 19 | 82 | كلا سيكفرون بعبادتهم ويكونون عليهم ضدا |
| | | saas ma aha ee waxay ka gaaloobi cibaadadooda, waxayna ku noqon korkooda lid (col). |
|
2333 | 19 | 83 | ألم تر أنا أرسلنا الشياطين على الكافرين تؤزهم أزا |
| | | miyaadan ogayn inaan ku dirro shayaadiinta gaalada oy boorrin (baadiyeyn) baadi. |
|
2334 | 19 | 84 | فلا تعجل عليهم إنما نعد لهم عدا |
| | | ee ha ku degdegin korkooda, waannu uun u tirin tirec. |
|
2335 | 19 | 85 | يوم نحشر المتقين إلى الرحمن وفدا |
| | | xusuuso maalintaan u kulmineyno kuwa dhawrsaday Eebaha Raxmaana iyagoo wafdi ah. |
|
2336 | 19 | 86 | ونسوق المجرمين إلى جهنم وردا |
| | | oon u kaxaynayno dambiilayaasha xagga jahannamo iyagoo aroora. |
|
2337 | 19 | 87 | لا يملكون الشفاعة إلا من اتخذ عند الرحمن عهدا |
| | | mana hantaan shafeeco cid ka yeelata Eebaha Raxmaana agtiisa ballan mooyee. |
|
2338 | 19 | 88 | وقالوا اتخذ الرحمن ولدا |
| | | waxay dheheen (gaaladu) wuxuu yeeshay Eebaha Raxmaana ilmo. |
|
2339 | 19 | 89 | لقد جئتم شيئا إدا |
| | | waxaad la timaadeen wax wayn. |
|