نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
6215 | 110 | 2 | ورأيت الناس يدخلون في دين الله أفواجا |
| | | Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo. |
|
6216 | 110 | 3 | فسبح بحمد ربك واستغفره إنه كان توابا |
| | | U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee. |
|
6217 | 111 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم تبت يدا أبي لهب وتب |
| | | Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna. |
|
6218 | 111 | 2 | ما أغنى عنه ماله وما كسب |
| | | Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. |
|
6219 | 111 | 3 | سيصلى نارا ذات لهب |
| | | Wuxuuna gali Naar Olal leh. |
|
6220 | 111 | 4 | وامرأته حمالة الحطب |
| | | Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar). |
|
6221 | 111 | 5 | في جيدها حبل من مسد |
| | | Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah. |
|
6222 | 112 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم قل هو الله أحد |
| | | Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh). |
|
6223 | 112 | 2 | الله الصمد |
| | | Waana Sayid (deeqtoon). |
|
6224 | 112 | 3 | لم يلد ولم يولد |
| | | Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin. |
|