نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
6140 | 99 | 2 | وأخرجت الأرض أثقالها |
| | | Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa). |
|
6141 | 99 | 3 | وقال الإنسان ما لها |
| | | Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay. |
|
6142 | 99 | 4 | يومئذ تحدث أخبارها |
| | | Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda. |
|
6143 | 99 | 5 | بأن ربك أوحى لها |
| | | Maxaayeelay Eebaa u waxyooday. |
|
6144 | 99 | 6 | يومئذ يصدر الناس أشتاتا ليروا أعمالهم |
| | | Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda. |
|
6145 | 99 | 7 | فمن يعمل مثقال ذرة خيرا يره |
| | | Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki. |
|
6146 | 99 | 8 | ومن يعمل مثقال ذرة شرا يره |
| | | Kiise wax yar oo shar fala wuu arki. |
|
6147 | 100 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم والعاديات ضبحا |
| | | Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi. |
|
6148 | 100 | 2 | فالموريات قدحا |
| | | iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha). |
|
6149 | 100 | 3 | فالمغيرات صبحا |
| | | Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii. |
|