نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
6122 | 96 | 16 | ناصية كاذبة خاطئة |
| | | Food beenaleey ah ghafna badan. |
|
6123 | 96 | 17 | فليدع ناديه |
| | | Ha u yeedho gargaarihiisa. |
|
6124 | 96 | 18 | سندع الزبانية |
| | | Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane. |
|
6125 | 96 | 19 | كلا لا تطعه واسجد واقترب |
| | | Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe). |
|
6126 | 97 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم إنا أنزلناه في ليلة القدر |
| | | Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh). |
|
6127 | 97 | 2 | وما أدراك ما ليلة القدر |
| | | Ma taqaanna LaylatulQadarka. |
|
6128 | 97 | 3 | ليلة القدر خير من ألف شهر |
| | | Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale). |
|
6129 | 97 | 4 | تنزل الملائكة والروح فيها بإذن ربهم من كل أمر |
| | | Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa. |
|
6130 | 97 | 5 | سلام هي حتى مطلع الفجر |
| | | Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi. |
|
6131 | 98 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم لم يكن الذين كفروا من أهل الكتاب والمشركين منفكين حتى تأتيهم البينة |
| | | Ma aha Kuwii Gaaloobay ee ahaa ehlu kitaabka (Yahuud iyo Nasaara) iyo Gaaladii kuwo ka taga (xumaanta) intuu uga yimaaddo wax cad (xuja ah). |
|