نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
6119 | 96 | 13 | أرأيت إن كذب وتولى |
| | | Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe). |
|
6120 | 96 | 14 | ألم يعلم بأن الله يرى |
| | | Miyuusan ogayn in Eebe arko. |
|
6121 | 96 | 15 | كلا لئن لم ينته لنسفعا بالناصية |
| | | Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda. |
|
6122 | 96 | 16 | ناصية كاذبة خاطئة |
| | | Food beenaleey ah ghafna badan. |
|
6123 | 96 | 17 | فليدع ناديه |
| | | Ha u yeedho gargaarihiisa. |
|
6124 | 96 | 18 | سندع الزبانية |
| | | Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane. |
|
6125 | 96 | 19 | كلا لا تطعه واسجد واقترب |
| | | Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe). |
|
6126 | 97 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم إنا أنزلناه في ليلة القدر |
| | | Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh). |
|
6127 | 97 | 2 | وما أدراك ما ليلة القدر |
| | | Ma taqaanna LaylatulQadarka. |
|
6128 | 97 | 3 | ليلة القدر خير من ألف شهر |
| | | Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale). |
|