نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
6026 | 90 | 3 | ووالد وما ولد |
| | | Iyo Nabi Aadam iyo carruurtiisa «Dadka». |
|
6027 | 90 | 4 | لقد خلقنا الإنسان في كبد |
| | | Ee Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi). |
|
6028 | 90 | 5 | أيحسب أن لن يقدر عليه أحد |
| | | Ma waxayse u maleeyeen inaan cidna awood ku lahayn (dadku). |
|
6029 | 90 | 6 | يقول أهلكت مالا لبدا |
| | | Dadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado). |
|
6030 | 90 | 7 | أيحسب أن لم يره أحد |
| | | Ma wuxuu u maleeyay (xaq diiduhu) inaan cidna arkaynin. |
|
6031 | 90 | 8 | ألم نجعل له عينين |
| | | Miyaannaan u yeelin Laba indhood. |
|
6032 | 90 | 9 | ولسانا وشفتين |
| | | Iyo Carrab iyo Laba bishimood. |
|
6033 | 90 | 10 | وهديناه النجدين |
| | | Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka). |
|
6034 | 90 | 11 | فلا اقتحم العقبة |
| | | Ee Dadku muu jiidho Jiirta. |
|
6035 | 90 | 12 | وما أدراك ما العقبة |
| | | Ma taqaannaa Jiirta. |
|