نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
6001 | 89 | 8 | التي لم يخلق مثلها في البلاد |
| | | Wax la mid ahna aan iugu abuurin dhulka. |
|
6002 | 89 | 9 | وثمود الذين جابوا الصخر بالواد |
| | | Iyo Thamuud-kii ahaa dhagaxa kuwa ku jarjara Waadiga. |
|
6003 | 89 | 10 | وفرعون ذي الأوتاد |
| | | lyo Fircoonkii dhakawyada lahaa. |
|
6004 | 89 | 11 | الذين طغوا في البلاد |
| | | kuwiina ahaa ku xadgudbay dhulka. |
|
6005 | 89 | 12 | فأكثروا فيها الفساد |
| | | 12 Kuna badiyay dhexdiisa fassaadka. |
|
6006 | 89 | 13 | فصب عليهم ربك سوط عذاب |
| | | Markaasaana Eeba ku shubay Caddibaad daran. |
|
6007 | 89 | 14 | إن ربك لبالمرصاد |
| | | Maxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta). |
|
6008 | 89 | 15 | فأما الإنسان إذا ما ابتلاه ربه فأكرمه ونعمه فيقول ربي أكرمن |
| | | Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani). |
|
6009 | 89 | 16 | وأما إذا ما ابتلاه فقدر عليه رزقه فيقول ربي أهانن |
| | | Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay. |
|
6010 | 89 | 17 | كلا بل لا تكرمون اليتيم |
| | | Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka. |
|