نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5940 | 86 | 9 | يوم تبلى السرائر |
| | | Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon. |
|
5941 | 86 | 10 | فما له من قوة ولا ناصر |
| | | Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna. |
|
5942 | 86 | 11 | والسماء ذات الرجع |
| | | Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh. |
|
5943 | 86 | 12 | والأرض ذات الصدع |
| | | Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo). |
|
5944 | 86 | 13 | إنه لقول فصل |
| | | Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta). |
|
5945 | 86 | 14 | وما هو بالهزل |
| | | Ciyaarra ma aha (ee waa dhab). |
|
5946 | 86 | 15 | إنهم يكيدون كيدا |
| | | Gaaladu waxbay dhakri. |
|
5947 | 86 | 16 | وأكيد كيدا |
| | | Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin). |
|
5948 | 86 | 17 | فمهل الكافرين أمهلهم رويدا |
| | | Ee u sug Gaalada wax yar. |
|
5949 | 87 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم سبح اسم ربك الأعلى |
| | | Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya. |
|