نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5872 | 83 | 24 | تعرف في وجوههم نضرة النعيم |
| | | Wajigooda waanad ka garan Nicmada. |
|
5873 | 83 | 25 | يسقون من رحيق مختوم |
| | | Waxaana laga waraabin cabbid la dhawray (oo macaan). |
|
5874 | 83 | 26 | ختامه مسك وفي ذلك فليتنافس المتنافسون |
| | | Waxaana lagu khatimaa Miski iyo udgoon, ee Arrintaas ha u tartameen Tartamayaashu. |
|
5875 | 83 | 27 | ومزاجه من تسنيم |
| | | Waxaana lagu dheehi Cabbitaan. |
|
5876 | 83 | 28 | عينا يشرب بها المقربون |
| | | Waa Il ay ka cabbaan kuwa Eebe u dhaw. |
|
5877 | 83 | 29 | إن الذين أجرموا كانوا من الذين آمنوا يضحكون |
| | | Kuwii Dambaabay (Gaaloobay) waxay ahaayeen kuwa ku qosla kuwii xaqa rumeeyay. |
|
5878 | 83 | 30 | وإذا مروا بهم يتغامزون |
| | | Haday maraanna way xaqirijireen. |
|
5879 | 83 | 31 | وإذا انقلبوا إلى أهلهم انقلبوا فكهين |
| | | Markay Guryahoodii u noqdaanna (gaaladu) waxay noqonjireen iyagoo isla Wayn (oo raaxaysan). |
|
5880 | 83 | 32 | وإذا رأوهم قالوا إن هؤلاء لضالون |
| | | Markay arkaan Mu'miniintana waxay dhahaan kuwaasi waa dhunsanyihiin. |
|
5881 | 83 | 33 | وما أرسلوا عليهم حافظين |
| | | Loomana dirin inay ilaaliyaan Mu'miniinta. |
|