نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5862 | 83 | 14 | كلا بل ران على قلوبهم ما كانوا يكسبون |
| | | Saas ma aha ee waxaa fuulay Qalbigooda (mirdhiyay) waxay kasbanjireen oo Dambi ah. |
|
5863 | 83 | 15 | كلا إنهم عن ربهم يومئذ لمحجوبون |
| | | Waxaa sugan in Eebohood Maalintaas (Qiyaame) laga xijaabi. |
|
5864 | 83 | 16 | ثم إنهم لصالو الجحيم |
| | | Markaasna ay gali Jaxiimo. |
|
5865 | 83 | 17 | ثم يقال هذا الذي كنتم به تكذبون |
| | | Waxaana loo odhan tani waa Naartaad ku beeninayseen Adduunka. |
|
5866 | 83 | 18 | كلا إن كتاب الأبرار لفي عليين |
| | | Saas xaalku ma aha ee Kitaabka iyo Camalka Dadka Wanaagsan wuxuu ku Quranyahay Cilliyiin. |
|
5867 | 83 | 19 | وما أدراك ما عليون |
| | | Cilliyiin ma taqaannaa. |
|
5868 | 83 | 20 | كتاب مرقوم |
| | | Waa Kitaab la Calaameeyay (oo Dadka fiican magaciisa lagu qoro. |
|
5869 | 83 | 21 | يشهده المقربون |
| | | Waxaana Gacanta ku haya Malaa'ig Eebe u dhaw. |
|
5870 | 83 | 22 | إن الأبرار لفي نعيم |
| | | Kuwa wanaagsan waxay gali Naciima (Janno). |
|
5871 | 83 | 23 | على الأرائك ينظرون |
| | | (Maalinta Qiyaamana) Sariiro yay ku dangiigsanaan oy wax ka daawan. |
|