نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5846 | 82 | 17 | وما أدراك ما يوم الدين |
| | | Maalinta abaalmarinta ma taqaannaa. |
|
5847 | 82 | 18 | ثم ما أدراك ما يوم الدين |
| | | Haddana ma taqaannaa Maalinta abaalmarinta. |
|
5848 | 82 | 19 | يوم لا تملك نفس لنفس شيئا والأمر يومئذ لله |
| | | Waa Maalinta ayna u hanannin Nafna Naf kale waxba, Amarkana Maalintaas waxaa iska leh Eebe. |
|
5849 | 83 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم ويل للمطففين |
| | | Wuxuu Halaag u sugnaaday kuwa xaqa nusqaamiya. |
|
5850 | 83 | 2 | الذين إذا اكتالوا على الناس يستوفون |
| | | Waa kuwa markay miisina oofsada (dhammaystirta). |
|
5851 | 83 | 3 | وإذا كالوهم أو وزنوهم يخسرون |
| | | Markay u miisi ama u miisaamina ka nusqaamiya. |
|
5852 | 83 | 4 | ألا يظن أولئك أنهم مبعوثون |
| | | Miyayna u malaynaynin kuwaasi in loo soo bixin. |
|
5853 | 83 | 5 | ليوم عظيم |
| | | Maalin wayn darteed (Qiyaamada). |
|
5854 | 83 | 6 | يوم يقوم الناس لرب العالمين |
| | | Maalinta Dadku u istaagi Eebaha Caalamka. |
|
5855 | 83 | 7 | كلا إن كتاب الفجار لفي سجين |
| | | Saas ma aha ee Camalka kuwa xun wuxuu ku Qoranyahay Sijiin. |
|