نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5818 | 81 | 18 | والصبح إذا تنفس |
| | | Iyo subaxu markuu soo qaabilo. |
|
5819 | 81 | 19 | إنه لقول رسول كريم |
| | | Ee Quraanku waa hadalka Eebe, Soona raray Malag sharaf lah. |
|
5820 | 81 | 20 | ذي قوة عند ذي العرش مكين |
| | | Xoogna leh Eeba agtiisana Daraja ku leh. |
|
5821 | 81 | 21 | مطاع ثم أمين |
| | | Laguna addeeco halkaas aaminna ah. |
|
5822 | 81 | 22 | وما صاحبكم بمجنون |
| | | Saaxiibkiinna (Nabiguna) ma aha ku waalan. |
|
5823 | 81 | 23 | ولقد رآه بالأفق المبين |
| | | Horaybuuna ugn arkay Jibriil Jahadii Caddayd (Bariga Maka). |
|
5824 | 81 | 24 | وما هو على الغيب بضنين |
| | | Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan. |
|
5825 | 81 | 25 | وما هو بقول شيطان رجيم |
| | | Qaraankuna ma aha hadal shaydaan la fogeeyay. |
|
5826 | 81 | 26 | فأين تذهبون |
| | | Ee xaggeed Gaalooy aadaysaan. |
|
5827 | 81 | 27 | إن هو إلا ذكر للعالمين |
| | | Quraankuna waxaan waanada caalamka ahayn ina aha (waa waano). |
|