نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5706 | 78 | 34 | وكأسا دهاقا |
| | | Waxayna heli Cabbid wanaagsan. |
|
5707 | 78 | 35 | لا يسمعون فيها لغوا ولا كذابا |
| | | Jannada kuma dhexmaqlaan hadal macna la'aan ah iyo is beenin midna. |
|
5708 | 78 | 36 | جزاء من ربك عطاء حسابا |
| | | Waa abaalmarin Eebe uu siiyay oo ku filan. |
|
5709 | 78 | 37 | رب السماوات والأرض وما بينهما الرحمن لا يملكون منه خطابا |
| | | Eebaha Samada iyo Dhulka iyo waxa u dhexeeya waa Allaha Raxmaan ah, Hadal wax ku soocelinna ma jiro (Qiyaamada). |
|
5710 | 78 | 38 | يوم يقوم الروح والملائكة صفا لا يتكلمون إلا من أذن له الرحمن وقال صوابا |
| | | Maalinta Jibriil iyo Malaa'igtu Saf istaagi wax hadli ma jiro Ruux Eebe idmo mooyee oo Hadal xaq ah ku hadla. |
|
5711 | 78 | 39 | ذلك اليوم الحق فمن شاء اتخذ إلى ربه مآبا |
| | | Maalintaasi waa sugantahay ee Ruuxii doona Eebe xaggiisa meeluu ku noqdo ha ka samaysto. |
|
5712 | 78 | 40 | إنا أنذرناكم عذابا قريبا يوم ينظر المرء ما قدمت يداه ويقول الكافر يا ليتني كنت ترابا |
| | | Waxaannu idiinka digaynaa Cadibaad dhaw Maalinta uu arki Ruux walba waxay Gacmihiisu hor marsadeen, Gaalkuna uu dhihi Shallaytadaydee maan Carro noqdo. |
|
5713 | 79 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم والنازعات غرقا |
| | | Eebe wuxuu ku dhaartay Malaa'igta Nafta si daran uga siibta (gaalada). |
|
5714 | 79 | 2 | والناشطات نشطا |
| | | Iyo tan si fudud uga qaadda (mu'miniinta). |
|
5715 | 79 | 3 | والسابحات سبحا |
| | | Iyo Malaa'igta Hawada Dabbaalata (si amar fulin). |
|