نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5702 | 78 | 30 | فذوقوا فلن نزيدكم إلا عذابا |
| | | Ee dhadhamiya Caddibaad Gaalooy waxaan caddibaad ahayn idiin kordhinmaynee. |
|
5703 | 78 | 31 | إن للمتقين مفازا |
| | | Kuwa Eebe ka dhawrsada waxay leeyihiin liibaan. |
|
5704 | 78 | 32 | حدائق وأعنابا |
| | | Beero iyo Cinabyana way heli. |
|
5705 | 78 | 33 | وكواعب أترابا |
| | | Waxayna Guursan Haween da'yar oo isle eg. |
|
5706 | 78 | 34 | وكأسا دهاقا |
| | | Waxayna heli Cabbid wanaagsan. |
|
5707 | 78 | 35 | لا يسمعون فيها لغوا ولا كذابا |
| | | Jannada kuma dhexmaqlaan hadal macna la'aan ah iyo is beenin midna. |
|
5708 | 78 | 36 | جزاء من ربك عطاء حسابا |
| | | Waa abaalmarin Eebe uu siiyay oo ku filan. |
|
5709 | 78 | 37 | رب السماوات والأرض وما بينهما الرحمن لا يملكون منه خطابا |
| | | Eebaha Samada iyo Dhulka iyo waxa u dhexeeya waa Allaha Raxmaan ah, Hadal wax ku soocelinna ma jiro (Qiyaamada). |
|
5710 | 78 | 38 | يوم يقوم الروح والملائكة صفا لا يتكلمون إلا من أذن له الرحمن وقال صوابا |
| | | Maalinta Jibriil iyo Malaa'igtu Saf istaagi wax hadli ma jiro Ruux Eebe idmo mooyee oo Hadal xaq ah ku hadla. |
|
5711 | 78 | 39 | ذلك اليوم الحق فمن شاء اتخذ إلى ربه مآبا |
| | | Maalintaasi waa sugantahay ee Ruuxii doona Eebe xaggiisa meeluu ku noqdo ha ka samaysto. |
|