نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5668 | 77 | 46 | كلوا وتمتعوا قليلا إنكم مجرمون |
| | | (Gaalada waxaa lagu Dhihi) Cuna oo Raaxaysta wax yar, waxaad tihiin Dambiilayaale; |
|
5669 | 77 | 47 | ويل يومئذ للمكذبين |
| | | Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. |
|
5670 | 77 | 48 | وإذا قيل لهم اركعوا لا يركعون |
| | | Markii la yidhaahdo Gaalada tukada ma tukadaan. |
|
5671 | 77 | 49 | ويل يومئذ للمكذبين |
| | | Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. |
|
5672 | 77 | 50 | فبأي حديث بعده يؤمنون |
| | | Hadalkeebay Quraanka Dabadiis Rumaynhayaan. |
|
5673 | 78 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم عم يتساءلون |
| | | Maxay iska waydiinayaan (Gaaladu). |
|
5674 | 78 | 2 | عن النبإ العظيم |
| | | Warkii waynaa xaggiisa (Qiyayaamada ama Quraanka). |
|
5675 | 78 | 3 | الذي هم فيه مختلفون |
| | | Ay isku diiddanaayeen. |
|
5676 | 78 | 4 | كلا سيعلمون |
| | | Saas ma aha ee way ogaan donaan. |
|
5677 | 78 | 5 | ثم كلا سيعلمون |
| | | Haddana way ogaandoonaan (wa xa ka dhaca). |
|