نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5644 | 77 | 22 | إلى قدر معلوم |
| | | Tan iyo Muddo la yaqaanno. |
|
5645 | 77 | 23 | فقدرنا فنعم القادرون |
| | | Annagaa wax Qaddarray, wax Qaddarana u Fiican. |
|
5646 | 77 | 24 | ويل يومئذ للمكذبين |
| | | Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. |
|
5647 | 77 | 25 | ألم نجعل الأرض كفاتا |
| | | Miyaanaan ka yeelin Dhulka kafaalaqaade. |
|
5648 | 77 | 26 | أحياء وأمواتا |
| | | Nolol iyo Geeriba. |
|
5649 | 77 | 27 | وجعلنا فيها رواسي شامخات وأسقيناكم ماء فراتا |
| | | Waxaana yeellay Dhulka Dhexdiisa buuro sugan oo waawayn, waxaana idinka Waraabinnay biyo macaan. |
|
5650 | 77 | 28 | ويل يومئذ للمكذبين |
| | | Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay. |
|
5651 | 77 | 29 | انطلقوا إلى ما كنتم به تكذبون |
| | | Aada gaalooy cadaabkii xaggiisa aad Beenin Jirteen. |
|
5652 | 77 | 30 | انطلقوا إلى ظل ذي ثلاث شعب |
| | | Aada hoos (Qiiba naarta) oo saddex madax ah. |
|
5653 | 77 | 31 | لا ظليل ولا يغني من اللهب |
| | | Oon hoosinayn, ololla (Kulaylna) wax ka tarayn. |
|