نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5638 | 77 | 16 | ألم نهلك الأولين |
| | | Miyaannaan Halaagin Ummadihii hore. |
|
5639 | 77 | 17 | ثم نتبعهم الآخرين |
| | | Haddana Aannaan Raccinhaynin kuwii Dambe. |
|
5640 | 77 | 18 | كذلك نفعل بالمجرمين |
| | | Saasaana ku Falaynaa Dambiilayaasha. |
|
5641 | 77 | 19 | ويل يومئذ للمكذبين |
| | | Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. |
|
5642 | 77 | 20 | ألم نخلقكم من ماء مهين |
| | | Miyaannaan Idinka Abuurin biyo tabar yar. |
|
5643 | 77 | 21 | فجعلناه في قرار مكين |
| | | Markaasna yeellay meel ilaashan. |
|
5644 | 77 | 22 | إلى قدر معلوم |
| | | Tan iyo Muddo la yaqaanno. |
|
5645 | 77 | 23 | فقدرنا فنعم القادرون |
| | | Annagaa wax Qaddarray, wax Qaddarana u Fiican. |
|
5646 | 77 | 24 | ويل يومئذ للمكذبين |
| | | Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya. |
|
5647 | 77 | 25 | ألم نجعل الأرض كفاتا |
| | | Miyaanaan ka yeelin Dhulka kafaalaqaade. |
|