نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5616 | 76 | 25 | واذكر اسم ربك بكرة وأصيلا |
| | | Xus magaca Eebe subax iyo Galabba. |
|
5617 | 76 | 26 | ومن الليل فاسجد له وسبحه ليلا طويلا |
| | | Habeenkana Eebe u sujuud, una tasbiixso Habeenkii (u tuko) waqti Dheer. |
|
5618 | 76 | 27 | إن هؤلاء يحبون العاجلة ويذرون وراءهم يوما ثقيلا |
| | | Kuwaasi waxay Jecelyihiin tan soo Dagdagaysa (Adduunyada) waxay kaga Tagayaan Gadaashoodana Maalin Culus (Qiaamada). |
|
5619 | 76 | 28 | نحن خلقناهم وشددنا أسرهم وإذا شئنا بدلنا أمثالهم تبديلا |
| | | Annagaa Abuurray Dadka, Adkaynayna xubnohooda, Haddaan Doonnana waxaan ku Baddalaynaa kuwa la mid ah. |
|
5620 | 76 | 29 | إن هذه تذكرة فمن شاء اتخذ إلى ربه سبيلا |
| | | Suuraddani waa waano, Ee Ruuxii Doona ha ka yeesho Eebe Xaggiisa waddo. |
|
5621 | 76 | 30 | وما تشاءون إلا أن يشاء الله إن الله كان عليما حكيما |
| | | Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyee, Eebana waa wax walba oge falsan. |
|
5622 | 76 | 31 | يدخل من يشاء في رحمته والظالمين أعد لهم عذابا أليما |
| | | Wuxuu galiyaa naxariistiisa ruuxuu doono, daalimiintana wuxuu u darbay cadaab daran. |
|
5623 | 77 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم والمرسلات عرفا |
| | | Waxaan ku dhaartay Dabaysha wanaaga lala Diro. |
|
5624 | 77 | 2 | فالعاصفات عصفا |
| | | iyo Dabaysha sida daran u dhabata. |
|
5625 | 77 | 3 | والناشرات نشرا |
| | | Iyo Dabaysha roobka kicisa. |
|