نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5585 | 75 | 34 | أولى لك فأولى |
| | | Halaag Buuse Mutaa. |
|
5586 | 75 | 35 | ثم أولى لك فأولى |
| | | Haddana Halaagbuu Mutaa. |
|
5587 | 75 | 36 | أيحسب الإنسان أن يترك سدى |
| | | Ma wuxuu u maleeyay Dadku in looga tagi Bilaash (Dan la'aan). |
|
5588 | 75 | 37 | ألم يك نطفة من مني يمنى |
| | | Miyuusan ahayn Dhibic mani ah oo la Dhibciyo. |
|
5589 | 75 | 38 | ثم كان علقة فخلق فسوى |
| | | Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana. |
|
5590 | 75 | 39 | فجعل منه الزوجين الذكر والأنثى |
| | | Kana yeelo Labadii Nooc lab iyo Dhaddig. |
|
5591 | 75 | 40 | أليس ذلك بقادر على أن يحيي الموتى |
| | | Eebaha Saas kara miyuusan Awoodin inuu soo Nooleeyo wixii Dhintay. |
|
5592 | 76 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم هل أتى على الإنسان حين من الدهر لم يكن شيئا مذكورا |
| | | Dhab ahaan waxaa dadka soo maray waqti wax la sheego uusan ahayn (uusan jirin). |
|
5593 | 76 | 2 | إنا خلقنا الإنسان من نطفة أمشاج نبتليه فجعلناه سميعا بصيرا |
| | | Annagaa ka abuuray dadka dhibic isku Dheehan, Imtixaan Dartiis, waxaana ka yeellay wax maqle wax arka ah. |
|
5594 | 76 | 3 | إنا هديناه السبيل إما شاكرا وإما كفورا |
| | | Annagaa Dadka tusinnay Jidka, waxayna Noqdeen mid Shukriya (mahadiya) iyo mid Gaalnimo Badan. |
|