نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5546 | 74 | 51 | فرت من قسورة |
| | | oo ka Cararay libaax. |
|
5547 | 74 | 52 | بل يريد كل امرئ منهم أن يؤتى صحفا منشرة |
| | | Haddana wuxuu dooni midkasta oo ka mida warqado Qoran (kitaab). |
|
5548 | 74 | 53 | كلا بل لا يخافون الآخرة |
| | | Saas ma aha Ee kama yaabayaan Aakhiro. |
|
5549 | 74 | 54 | كلا إنه تذكرة |
| | | Waxaa sugan in Quraanku waana yahay. |
|
5550 | 74 | 55 | فمن شاء ذكره |
| | | Ruuxii Doona yaana waantoobi. |
|
5551 | 74 | 56 | وما يذكرون إلا أن يشاء الله هو أهل التقوى وأهل المغفرة |
| | | Mana Waantoobayaan in Eebe Doona Mooyee, Eebana wuxuu mutaa in laga Dhawrsado, wuxuuna Ehel u yahay inii Dambi Dhaafo. |
|
5552 | 75 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم لا أقسم بيوم القيامة |
| | | Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame. |
|
5553 | 75 | 2 | ولا أقسم بالنفس اللوامة |
| | | Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin). |
|
5554 | 75 | 3 | أيحسب الإنسان ألن نجمع عظامه |
| | | Ma wuxuu u maleeyay Dadku inaanaan kulminhaynin lafihiisa. |
|
5555 | 75 | 4 | بلى قادرين على أن نسوي بنانه |
| | | Saas ma aha ee waan karraa inaan sinno (soona Celinno) Farihiisa. |
|