نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5544 | 74 | 49 | فما لهم عن التذكرة معرضين |
| | | Maxaase u sugnaaday iy waanada uga Jeedsadaan. |
|
5545 | 74 | 50 | كأنهم حمر مستنفرة |
| | | ood u moodaa Dameero Diday. |
|
5546 | 74 | 51 | فرت من قسورة |
| | | oo ka Cararay libaax. |
|
5547 | 74 | 52 | بل يريد كل امرئ منهم أن يؤتى صحفا منشرة |
| | | Haddana wuxuu dooni midkasta oo ka mida warqado Qoran (kitaab). |
|
5548 | 74 | 53 | كلا بل لا يخافون الآخرة |
| | | Saas ma aha Ee kama yaabayaan Aakhiro. |
|
5549 | 74 | 54 | كلا إنه تذكرة |
| | | Waxaa sugan in Quraanku waana yahay. |
|
5550 | 74 | 55 | فمن شاء ذكره |
| | | Ruuxii Doona yaana waantoobi. |
|
5551 | 74 | 56 | وما يذكرون إلا أن يشاء الله هو أهل التقوى وأهل المغفرة |
| | | Mana Waantoobayaan in Eebe Doona Mooyee, Eebana wuxuu mutaa in laga Dhawrsado, wuxuuna Ehel u yahay inii Dambi Dhaafo. |
|
5552 | 75 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم لا أقسم بيوم القيامة |
| | | Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame. |
|
5553 | 75 | 2 | ولا أقسم بالنفس اللوامة |
| | | Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin). |
|