نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5514 | 74 | 19 | فقتل كيف قدر |
| | | Waxaana loo Lacnaday Siduu wax u goostay. |
|
5515 | 74 | 20 | ثم قتل كيف قدر |
| | | Haddana waxaa loo Lacnaday siduu wax u goostay. |
|
5516 | 74 | 21 | ثم نظر |
| | | Kadib wuxuu eebay (si uu Quraanka u wax yeeleeyo). |
|
5517 | 74 | 22 | ثم عبس وبسر |
| | | Wuuna Waji Macbuusay oo Uruuriyay. |
|
5518 | 74 | 23 | ثم أدبر واستكبر |
| | | Markaasuu jeedsaday oo is Kibriyay. |
|
5519 | 74 | 24 | فقال إن هذا إلا سحر يؤثر |
| | | Isagoo Dhihi quraankani ma aha waxaan sixir la soo Guuriyay ahayn. |
|
5520 | 74 | 25 | إن هذا إلا قول البشر |
| | | quraankani ma aha waxaan hadal Bashar ahayn. |
|
5521 | 74 | 26 | سأصليه سقر |
| | | waxaannu galin kaas (Naarta) saqara. |
|
5522 | 74 | 27 | وما أدراك ما سقر |
| | | Ma taqaannaa Naarta Saqara. |
|
5523 | 74 | 28 | لا تبقي ولا تذر |
| | | Hilib iyo laf midna ma Reebto. |
|