نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5507 | 74 | 12 | وجعلت له مالا ممدودا |
| | | Una yeelay Xoolo Badan. |
|
5508 | 74 | 13 | وبنين شهودا |
| | | Iyo Wilaal Jooga oo «Darban». |
|
5509 | 74 | 14 | ومهدت له تمهيدا |
| | | Aan una waasiciyay Risqiga. |
|
5510 | 74 | 15 | ثم يطمع أن أزيد |
| | | Oo haddana sii damci inaan u Badiyo. |
|
5511 | 74 | 16 | كلا إنه كان لآياتنا عنيدا |
| | | Saas ma aha, ee kaas wuxuu diiday Aayaadkannaga. |
|
5512 | 74 | 17 | سأرهقه صعودا |
| | | Waxaana ku kalligi (Ku Dhibi) Cadaab daran. |
|
5513 | 74 | 18 | إنه فكر وقدر |
| | | Gaalkaasu wuu Fikiray waxbuuna Goostay. |
|
5514 | 74 | 19 | فقتل كيف قدر |
| | | Waxaana loo Lacnaday Siduu wax u goostay. |
|
5515 | 74 | 20 | ثم قتل كيف قدر |
| | | Haddana waxaa loo Lacnaday siduu wax u goostay. |
|
5516 | 74 | 21 | ثم نظر |
| | | Kadib wuxuu eebay (si uu Quraanka u wax yeeleeyo). |
|