نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5434 | 71 | 15 | ألم تروا كيف خلق الله سبع سماوات طباقا |
| | | Miyaydaan arkaynin sida Eebe u Abuuray toddoba Samo oo isdulsaaran. |
|
5435 | 71 | 16 | وجعل القمر فيهن نورا وجعل الشمس سراجا |
| | | Dayaxana uga yeelay Dhexdooda Nuur, qorraxdana ka yeelay siraad. |
|
5436 | 71 | 17 | والله أنبتكم من الأرض نباتا |
| | | Eebe waa Kan idinka soo Bixiyay Dhulka. |
|
5437 | 71 | 18 | ثم يعيدكم فيها ويخرجكم إخراجا |
| | | Haddana idinku Celin doona Dhexdiisa idinkana soo bixindoona. |
|
5438 | 71 | 19 | والله جعل لكم الأرض بساطا |
| | | Eebe waa kan Idiinka yeelay Dhulka gogol. |
|
5439 | 71 | 20 | لتسلكوا منها سبلا فجاجا |
| | | Si aad ugu socotaan Dhexdiisa waddooyin waawayn. |
|
5440 | 71 | 21 | قال نوح رب إنهم عصوني واتبعوا من لم يزده ماله وولده إلا خسارا |
| | | (Nabi) Nuux wuxuu yidhi Eebow way I caasiyeen waxayna Raaceen kuwo aan xoolohoodu iyo Carrurtoodu waxaan khasaara ahayn u kordhinaynin. |
|
5441 | 71 | 22 | ومكروا مكرا كبارا |
| | | Dhagar waynna way Dhakreen. |
|
5442 | 71 | 23 | وقالوا لا تذرن آلهتكم ولا تذرن ودا ولا سواعا ولا يغوث ويعوق ونسرا |
| | | Waxay isu Dheheen ha ka tagina Ilaahyaalkiinna, hana ka Tagina wuddi iyo suwaax iyo yaguuth, iyo Yacuuq iyo Nasri. |
|
5443 | 71 | 24 | وقد أضلوا كثيرا ولا تزد الظالمين إلا ضلالا |
| | | Waxayna Dhumiyeen dad Badan ee Eebow ha kordhinnin Daalimiinta waxaan baadi ahayn. |
|