نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5424 | 71 | 5 | قال رب إني دعوت قومي ليلا ونهارا |
| | | Nabi Nuux wuxuu yiri Eebbow waan u yeeray Qoomkaygii Habeen iyo dharaar. |
|
5425 | 71 | 6 | فلم يزدهم دعائي إلا فرارا |
| | | Yeedhiddayduna uma siyaadinin waxaan caraar ahayn. |
|
5426 | 71 | 7 | وإني كلما دعوتهم لتغفر لهم جعلوا أصابعهم في آذانهم واستغشوا ثيابهم وأصروا واستكبروا استكبارا |
| | | Markasta oo aan u yeedhana si aad ugu dambi dhaafto waxay farahooda yeelaan dhagahooda, maryahoodana way isku dadaan, wayna ku Madax adaygaan xumaanta wayna is weyneeyaan. |
|
5427 | 71 | 8 | ثم إني دعوتهم جهارا |
| | | si kor ah yaan ugu yeedhay, «dadka dhexdiisa» |
|
5428 | 71 | 9 | ثم إني أعلنت لهم وأسررت لهم إسرارا |
| | | Waana u qaylyey, hoosna waan ugu yeeray. |
|
5429 | 71 | 10 | فقلت استغفروا ربكم إنه كان غفارا |
| | | Waxaana ku idhi Eebihiin dambi dhaaf weydiista waa dambi dhaaf badance. |
|
5430 | 71 | 11 | يرسل السماء عليكم مدرارا |
| | | Cirkana Roob badan ha idinka keenee. |
|
5431 | 71 | 12 | ويمددكم بأموال وبنين ويجعل لكم جنات ويجعل لكم أنهارا |
| | | Hana idiin kordhiyo Xoolo iyo Wiilal iyo Beero hana idiin yeelo Wabi yaal. |
|
5432 | 71 | 13 | ما لكم لا ترجون لله وقارا |
| | | Maxaad leedihiin ood weynida Eebe uga cabsoon weydeen. |
|
5433 | 71 | 14 | وقد خلقكم أطوارا |
| | | Isagoo idin abuuray idinkoo soo maray Xaalado kala duwan. |
|