نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5357 | 69 | 34 | ولا يحض على طعام المسكين |
| | | aana fari jirin in Masaakiinta wax la siiyo. |
|
5358 | 69 | 35 | فليس له اليوم هاهنا حميم |
| | | Maanta (Qiyaamada) kuma leh Saaxiib. |
|
5359 | 69 | 36 | ولا طعام إلا من غسلين |
| | | Cuunana kuma leh aan ahayn dhaacaanka «Ehlu Naarka». |
|
5360 | 69 | 37 | لا يأكله إلا الخاطئون |
| | | Cunnadaasna ma cuno kuwa gafay waxaan ahayn (Gaalada). |
|
5361 | 69 | 38 | فلا أقسم بما تبصرون |
| | | Waxaan ku dhaaran waxaad aragtaan (Makhluuqaad ah). |
|
5362 | 69 | 39 | وما لا تبصرون |
| | | iyo waxaydaan arkayninba. |
|
5363 | 69 | 40 | إنه لقول رسول كريم |
| | | ee Qur'aanku waa hadalkii Eebe uu u soo dhiibay Rasuul Sharaf leh. |
|
5364 | 69 | 41 | وما هو بقول شاعر قليلا ما تؤمنون |
| | | Hadal gabayaana ma aha, wax yar yaadse rumaynaysaan (Xaqa). |
|
5365 | 69 | 42 | ولا بقول كاهن قليلا ما تذكرون |
| | | Hadal wax sheegana ma aha wax yar yaadse waantoomaysaan. |
|
5366 | 69 | 43 | تنزيل من رب العالمين |
| | | (Qur'aanku) wuxuu ka soo degay Eebaha Caalamka. |
|