نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5339 | 69 | 16 | وانشقت السماء فهي يومئذ واهية |
| | | Samaduna Maalintaas way dillaaci wayna tabar yaraan. |
|
5340 | 69 | 17 | والملك على أرجائها ويحمل عرش ربك فوقهم يومئذ ثمانية |
| | | Malaa'igtuna Cirka gaararkiisa yey ahaan Maalintaas, Carshiga Eebana waxaa dadka korkiisa ku xambaari Maalintaas Siddeed Malag. |
|
5341 | 69 | 18 | يومئذ تعرضون لا تخفى منكم خافية |
| | | Maalintaasaa dadka loo soo bandhigi Eebe wax xagooda kaga qarsoonna ma jiro. |
|
5342 | 69 | 19 | فأما من أوتي كتابه بيمينه فيقول هاؤم اقرءوا كتابيه |
| | | Ruuxiise Kitaabkiisa midigta laga siiyo wuxuu dhihi (farax daraadiis) akhriya Kitaabkayga. |
|
5343 | 69 | 20 | إني ظننت أني ملاق حسابيه |
| | | Waxaan yaqiinsanaa (Adduunka) inaan la kulmi Xisaabtayda. |
|
5344 | 69 | 21 | فهو في عيشة راضية |
| | | wuxuu ruuxaasi ku noolaan nolol laga raalli yahay. |
|
5345 | 69 | 22 | في جنة عالية |
| | | Wuxuuna geli «Janno» sarreeysa. |
|
5346 | 69 | 23 | قطوفها دانية |
| | | Midhaheeduna u dhaw yihiin (Ruuxa guran). |
|
5347 | 69 | 24 | كلوا واشربوا هنيئا بما أسلفتم في الأيام الخالية |
| | | Waxaana lagu dhihi Cuna oo Caba idinkoo shifaysan Camalkaad hor marsateen ayaamihii tegay daraadiis (Adduunkii). |
|
5348 | 69 | 25 | وأما من أوتي كتابه بشماله فيقول يا ليتني لم أوت كتابيه |
| | | Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo Bidixda wuxuu dhahayaa Magacayba'ee maan la i siinin Kitaabkayga. |
|