نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5336 | 69 | 13 | فإذا نفخ في الصور نفخة واحدة |
| | | Marka Suurka la afuufo hal mar. |
|
5337 | 69 | 14 | وحملت الأرض والجبال فدكتا دكة واحدة |
| | | Dhulka iyo Buurahana la xambaaro oo la burburiyo hal mar. |
|
5338 | 69 | 15 | فيومئذ وقعت الواقعة |
| | | Maalintaasay Qiyaamadu dhacaysaa. |
|
5339 | 69 | 16 | وانشقت السماء فهي يومئذ واهية |
| | | Samaduna Maalintaas way dillaaci wayna tabar yaraan. |
|
5340 | 69 | 17 | والملك على أرجائها ويحمل عرش ربك فوقهم يومئذ ثمانية |
| | | Malaa'igtuna Cirka gaararkiisa yey ahaan Maalintaas, Carshiga Eebana waxaa dadka korkiisa ku xambaari Maalintaas Siddeed Malag. |
|
5341 | 69 | 18 | يومئذ تعرضون لا تخفى منكم خافية |
| | | Maalintaasaa dadka loo soo bandhigi Eebe wax xagooda kaga qarsoonna ma jiro. |
|
5342 | 69 | 19 | فأما من أوتي كتابه بيمينه فيقول هاؤم اقرءوا كتابيه |
| | | Ruuxiise Kitaabkiisa midigta laga siiyo wuxuu dhihi (farax daraadiis) akhriya Kitaabkayga. |
|
5343 | 69 | 20 | إني ظننت أني ملاق حسابيه |
| | | Waxaan yaqiinsanaa (Adduunka) inaan la kulmi Xisaabtayda. |
|
5344 | 69 | 21 | فهو في عيشة راضية |
| | | wuxuu ruuxaasi ku noolaan nolol laga raalli yahay. |
|
5345 | 69 | 22 | في جنة عالية |
| | | Wuxuuna geli «Janno» sarreeysa. |
|