نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5333 | 69 | 10 | فعصوا رسول ربهم فأخذهم أخذة رابية |
| | | Waxay Caasiyeen rusushii Eebahood Markaasuu si daran u qabtay. |
|
5334 | 69 | 11 | إنا لما طغى الماء حملناكم في الجارية |
| | | Markay Biyihii xad dhaafeen (Waqtigii Nabi Nuux) waxaan idinku xambaarnay (Awoow yaalkiin) Doontii. |
|
5335 | 69 | 12 | لنجعلها لكم تذكرة وتعيها أذن واعية |
| | | si aan uga yeelno waano ay una xafiddo dhag wax maqasha. |
|
5336 | 69 | 13 | فإذا نفخ في الصور نفخة واحدة |
| | | Marka Suurka la afuufo hal mar. |
|
5337 | 69 | 14 | وحملت الأرض والجبال فدكتا دكة واحدة |
| | | Dhulka iyo Buurahana la xambaaro oo la burburiyo hal mar. |
|
5338 | 69 | 15 | فيومئذ وقعت الواقعة |
| | | Maalintaasay Qiyaamadu dhacaysaa. |
|
5339 | 69 | 16 | وانشقت السماء فهي يومئذ واهية |
| | | Samaduna Maalintaas way dillaaci wayna tabar yaraan. |
|
5340 | 69 | 17 | والملك على أرجائها ويحمل عرش ربك فوقهم يومئذ ثمانية |
| | | Malaa'igtuna Cirka gaararkiisa yey ahaan Maalintaas, Carshiga Eebana waxaa dadka korkiisa ku xambaari Maalintaas Siddeed Malag. |
|
5341 | 69 | 18 | يومئذ تعرضون لا تخفى منكم خافية |
| | | Maalintaasaa dadka loo soo bandhigi Eebe wax xagooda kaga qarsoonna ma jiro. |
|
5342 | 69 | 19 | فأما من أوتي كتابه بيمينه فيقول هاؤم اقرءوا كتابيه |
| | | Ruuxiise Kitaabkiisa midigta laga siiyo wuxuu dhihi (farax daraadiis) akhriya Kitaabkayga. |
|