نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5288 | 68 | 17 | إنا بلوناهم كما بلونا أصحاب الجنة إذ أقسموا ليصرمنها مصبحين |
| | | Eebe wuu Imtixaanay Gaaladii (Reer Makaad) sidii loo imtixanay kuwii beerta markay ku dhaarten inay Aroortii goostaan. |
|
5289 | 68 | 18 | ولا يستثنون |
| | | Iyagoon dhihin haddii Eebe idmo. |
|
5290 | 68 | 19 | فطاف عليها طائف من ربك وهم نائمون |
| | | Waxaase Beertii xagaa Eebe uga yimid Amar iyagoo hurda. |
|
5291 | 68 | 20 | فأصبحت كالصريم |
| | | Waxayna noqotay wax la shafay oo kale. |
|
5292 | 68 | 21 | فتنادوا مصبحين |
| | | wayna isu dhawaaqeen Subaxdii. |
|
5293 | 68 | 22 | أن اغدوا على حرثكم إن كنتم صارمين |
| | | iyagoo leh kallaha oo beerta goosta. |
|
5294 | 68 | 23 | فانطلقوا وهم يتخافتون |
| | | wayna tageen iyagoo Codka hoos u dhigi. |
|
5295 | 68 | 24 | أن لا يدخلنها اليوم عليكم مسكين |
| | | inaan Beerta maanta Miskiin soo gelin. |
|
5296 | 68 | 25 | وغدوا على حرد قادرين |
| | | Wayna kallaheen iyagoo diidan (in Miskiin u soo galo). |
|
5297 | 68 | 26 | فلما رأوها قالوا إنا لضالون |
| | | Markay ay arkeen Beertii siday tahay yey isu dhaheen waan soo dhunnay. |
|