نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5279 | 68 | 8 | فلا تطع المكذبين |
| | | Ee Nabiyow ha maqlin xaq beeniyayaasha (Warkooda). |
|
5280 | 68 | 9 | ودوا لو تدهن فيدهنون |
| | | Waxay jecel yihiin inaad u iilato iyana kuu soo iishaan. |
|
5281 | 68 | 10 | ولا تطع كل حلاف مهين |
| | | Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan. |
|
5282 | 68 | 11 | هماز مشاء بنميم |
| | | oo Xanlow ah, isku diraa ah. |
|
5283 | 68 | 12 | مناع للخير معتد أثيم |
| | | Khayrka iyo Xoolahana reebta, gardarrow iyo dambiile ah. |
|
5284 | 68 | 13 | عتل بعد ذلك زنيم |
| | | Xumaantana ku madax agad isku dhejisna ah (xumaanlow ah). |
|
5285 | 68 | 14 | أن كان ذا مال وبنين |
| | | inuu Xoolo iyo Wiilal uu leeyahay darteed (yuu saas u falay). |
|
5286 | 68 | 15 | إذا تتلى عليه آياتنا قال أساطير الأولين |
| | | Marka Quraankannaga lagu akhriyana wuxuu dhahaa waa dadkii hore warkoodii. |
|
5287 | 68 | 16 | سنسمه على الخرطوم |
| | | wuxuuse Eebe ka calaamayn Sanqaroorka. |
|
5288 | 68 | 17 | إنا بلوناهم كما بلونا أصحاب الجنة إذ أقسموا ليصرمنها مصبحين |
| | | Eebe wuu Imtixaanay Gaaladii (Reer Makaad) sidii loo imtixanay kuwii beerta markay ku dhaarten inay Aroortii goostaan. |
|