نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5274 | 68 | 3 | وإن لك لأجرا غير ممنون |
| | | Waxaana kuu sugnaaday Ajri aan go'ayn. |
|
5275 | 68 | 4 | وإنك لعلى خلق عظيم |
| | | Waxaana kuu sugnaaday dabeeco (fiican) oo weyn. |
|
5276 | 68 | 5 | فستبصر ويبصرون |
| | | Waad arki doontaa nabiyow Gaaladuna way arki doonaan. |
|
5277 | 68 | 6 | بأييكم المفتون |
| | | kinna waalan (ama la caddibo). |
|
5278 | 68 | 7 | إن ربك هو أعلم بمن ضل عن سبيله وهو أعلم بالمهتدين |
| | | Eebe waa ogyahay Cidda ka dhunta Jidkiisa, waana ogyahay Cidda hanuunsan. |
|
5279 | 68 | 8 | فلا تطع المكذبين |
| | | Ee Nabiyow ha maqlin xaq beeniyayaasha (Warkooda). |
|
5280 | 68 | 9 | ودوا لو تدهن فيدهنون |
| | | Waxay jecel yihiin inaad u iilato iyana kuu soo iishaan. |
|
5281 | 68 | 10 | ولا تطع كل حلاف مهين |
| | | Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan. |
|
5282 | 68 | 11 | هماز مشاء بنميم |
| | | oo Xanlow ah, isku diraa ah. |
|
5283 | 68 | 12 | مناع للخير معتد أثيم |
| | | Khayrka iyo Xoolahana reebta, gardarrow iyo dambiile ah. |
|