نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5269 | 67 | 28 | قل أرأيتم إن أهلكني الله ومن معي أو رحمنا فمن يجير الكافرين من عذاب أليم |
| | | Dheh balse ka warrama haddii Eebe aniga (Nabiga) iyo inta ila jirta uu halligo ama u naxariisto yaa Gaalo ka korin Caddibaad daran. |
|
5270 | 67 | 29 | قل هو الرحمن آمنا به وعليه توكلنا فستعلمون من هو في ضلال مبين |
| | | Dheh Eebe waa Raxmaan waana rumaynay, waana Tala saaranay, waadse ogaan doontaan (Gaalooy) Cidda Baadi Cad ku sugan. |
|
5271 | 67 | 30 | قل أرأيتم إن أصبح ماؤكم غورا فمن يأتيكم بماء معين |
| | | Dheh balse Warrama hadday Biyuhu Dhulka ku gudhaan yaa idin siin Biya durduri (ma jiro Eebe waxaan ahayn). |
|
5272 | 68 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم ن والقلم وما يسطرون |
| | | Eebe wuxuu ku dhaartay Qalinka iyo waxa Malaa'igtu qorayso (Camalka dadka). |
|
5273 | 68 | 2 | ما أنت بنعمة ربك بمجنون |
| | | Ee Nabiyow Nicmada Eebe darteed lama waallid. |
|
5274 | 68 | 3 | وإن لك لأجرا غير ممنون |
| | | Waxaana kuu sugnaaday Ajri aan go'ayn. |
|
5275 | 68 | 4 | وإنك لعلى خلق عظيم |
| | | Waxaana kuu sugnaaday dabeeco (fiican) oo weyn. |
|
5276 | 68 | 5 | فستبصر ويبصرون |
| | | Waad arki doontaa nabiyow Gaaladuna way arki doonaan. |
|
5277 | 68 | 6 | بأييكم المفتون |
| | | kinna waalan (ama la caddibo). |
|
5278 | 68 | 7 | إن ربك هو أعلم بمن ضل عن سبيله وهو أعلم بالمهتدين |
| | | Eebe waa ogyahay Cidda ka dhunta Jidkiisa, waana ogyahay Cidda hanuunsan. |
|