نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5048 | 56 | 69 | أأنتم أنزلتموه من المزن أم نحن المنزلون |
| | | Ma idinkaa ka soo dajiyay Daruurta mase annakaa soo dajinnay. |
|
5049 | 56 | 70 | لو نشاء جعلناه أجاجا فلولا تشكرون |
| | | Haddaan doonno waxaan ka yeelaynaa khadhaadh (aan la hollin karin) ee maad ku mahadisaan (Eebe). |
|
5050 | 56 | 71 | أفرأيتم النار التي تورون |
| | | Ka warrama Dabkaad Madagta ka shiddaan. |
|
5051 | 56 | 72 | أأنتم أنشأتم شجرتها أم نحن المنشئون |
| | | Ma idinkaa ahaysiiyay Geedkeeda mase annagaa ahaysiinnay. |
|
5052 | 56 | 73 | نحن جعلناها تذكرة ومتاعا للمقوين |
| | | Annagaa ka dhignay Dabka waano iyo nacfiga kuwa Safarka ah (iyo cidlada). |
|
5053 | 56 | 74 | فسبح باسم ربك العظيم |
| | | Ee waynee oo u Tasbiixso Magaca Eebaha wayn. |
|
5054 | 56 | 75 | فلا أقسم بمواقع النجوم |
| | | (Eebe wuxuu yidhi) Waxaan ku dhaartay halkay Xiddiguhu ku dhacaan (ku qarsoomaan). |
|
5055 | 56 | 76 | وإنه لقسم لو تعلمون عظيم |
| | | Waana dhaar wayn haddaad ogtihiine. |
|
5056 | 56 | 77 | إنه لقرآن كريم |
| | | Quraanku waa shay sharaf leh. |
|
5057 | 56 | 78 | في كتاب مكنون |
| | | Wuxuuna ku suganyahay Kitaab la dhawray. |
|