نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
5038 | 56 | 59 | أأنتم تخلقونه أم نحن الخالقون |
| | | Ma idinkaa abuura mase Annagaa abuurra, |
|
5039 | 56 | 60 | نحن قدرنا بينكم الموت وما نحن بمسبوقين |
| | | Annaaa idinku eheynay Geerida, Ruux naga fakanna ma jiro. |
|
5040 | 56 | 61 | على أن نبدل أمثالكم وننشئكم في ما لا تعلمون |
| | | Inaan idinku baddallo kuwo idin la mid ah oon idinka ahaysiinno waxaydaan aqoon. |
|
5041 | 56 | 62 | ولقد علمتم النشأة الأولى فلولا تذكرون |
| | | Dhabahaanbaad u ogtihiin abuuriddii hore, maad wax xusuusataan. |
|
5042 | 56 | 63 | أفرأيتم ما تحرثون |
| | | Ka warrama waxaad beereysaan. |
|
5043 | 56 | 64 | أأنتم تزرعونه أم نحن الزارعون |
| | | Ma idinkaa soo dhaliya mase Annagaa soo dhalinna. |
|
5044 | 56 | 65 | لو نشاء لجعلناه حطاما فظلتم تفكهون |
| | | Haddaan doonno waxaan ka dhigaynaa burbur (aan wax tarin) markaasaad yaabaysaan (murugoonaysaan). |
|
5045 | 56 | 66 | إنا لمغرمون |
| | | (Idinkoo dhihi) Waa nala khasaariyay. |
|
5046 | 56 | 67 | بل نحن محرومون |
| | | Mase waa nala hoojiyay. |
|
5047 | 56 | 68 | أفرأيتم الماء الذي تشربون |
| | | Ka warrama Biyahaad cabbaysaan. |
|