نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4955 | 55 | 54 | متكئين على فرش بطائنها من إستبرق وجنى الجنتين دان |
| | | Waxay ku dangiigsan (ehlu Jannuhu) Gogol ay tahay hoosteedo istabraq (xariir) Midhaha Jannooyinku waa u dhawyihiin. |
|
4956 | 55 | 55 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4957 | 55 | 56 | فيهن قاصرات الطرف لم يطمثهن إنس قبلهم ولا جان |
| | | Jannooyinka iyo Firaashka waxaa ku sugan Haween Indha waawayn oo dhawrsoon oosan taabanin horay Insi iyo Jinni midna. |
|
4958 | 55 | 57 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4959 | 55 | 58 | كأنهن الياقوت والمرجان |
| | | Waxaad moodaa Haweenkaas Yaaquut iyo Murjaan (Jawhar midab leh). |
|
4960 | 55 | 59 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4961 | 55 | 60 | هل جزاء الإحسان إلا الإحسان |
| | | Wanaag abaalkiisu soo wanaag ma aha. |
|
4962 | 55 | 61 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4963 | 55 | 62 | ومن دونهما جنتان |
| | | Waxay heli Labadaas Janno ka sokow kuwa kale. |
|
4964 | 55 | 63 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|