نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4937 | 55 | 36 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4938 | 55 | 37 | فإذا انشقت السماء فكانت وردة كالدهان |
| | | Markay Samadu dillaacdo oy noqoto ubax guduudan oo subag la mid ah (dhalaasho) markaas dadkaa la abaalmarin). |
|
4939 | 55 | 38 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4940 | 55 | 39 | فيومئذ لا يسأل عن ذنبه إنس ولا جان |
| | | Maalintaas Ruux la warsan dambigiisa Insi iyo Jinniba ma jiro. |
|
4941 | 55 | 40 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4942 | 55 | 41 | يعرف المجرمون بسيماهم فيؤخذ بالنواصي والأقدام |
| | | Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, waxaana la qaban Foodda iyo gommadaha (Naartaana lagu tuuri). |
|
4943 | 55 | 42 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan, |
|
4944 | 55 | 43 | هذه جهنم التي يكذب بها المجرمون |
| | | Tani waa Jahannamadii ay beeniyeen Dambiilayaashu (yaa lagu dhihi). |
|
4945 | 55 | 44 | يطوفون بينها وبين حميم آن |
| | | Waxay ku meereysan Jahannamo iyo biyo kulayl daran dhexdooda. |
|
4946 | 55 | 45 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|